Hargaysa: Tababar Ku Saabsan Sidii Garan-waaga Dhuxul Looga Samayn Lahaa

0
345

Hargaysa (HP): Wasaaradda seegaanka iyo isbedelka Cimilada Somaliland ayaa maanta soo gabgabaysay tababar afar maalmood ka socday xarunta wasaaradda deegaanaka ee magaaladda Hargaysa.


Tababarkaasi ayaa ku saabsanaa sidii Dhuxusha la isticmaalo oo dhir qoyan oo manaafacaad leh laga soo shido looga samayn lahaa geedka Garan-waaga, loogana Guuri lahaa dhuxulaysiga dhirta kale.
Waxaana tababarkaasi soo xidhay agaasimaha waaxda qorshaynta ee wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimiladda Somaliland oo ay wehelinayeen masuuliyiin kaloo wasaaradaasi ka tirsan.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here