Hambalyo Meher: Dhamaanba Shaqaalaha HargeisaPress iyo Saxaafadu Waxay Hambalyo U Dirayaan Cabdiraxmaan Nuux Hiiraan Iyo Layla Jamaal Dhugad + DAAWO SAWIRRADA

0
1263

HargeisaPress  — Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyoWariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid Xasan. Waxaa halkan Hambalyo balaadhan oo aan la soo koobi Karin ka diraya Weriyayaasha kala ah.Agaasimaha Bulsho tv C/rashiid nuur Wacays xaaskiisa iyo caruurtiisa,Agaasimaha Star tv Xasan Maal Dhidar,Tafatiraha Wargeyska Sahan Siciid khaddar C/laahi xaaskiisa iyo caruurtiisa,Cumar Aw Cali Axmed xaaskiisa iyo caruurtiisa, C/naasir Guray Meecaad,Nagiib C/laahi Colaad,Cabdicasiis Cali Nuur iyo xaaskiisa,C/raxmaan Muxumed (Fantastic),Faysal Maxamed Aadan(fifa),Siciid Maxamed Cali xaaskiisa iyo inantiisa,Badri Koosaar Maxamuud iyo xaaskiisa,Cismaan Maxamed Cismaan,Maxamed Cabdi Ibraahin,Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Meherka Boqorka Cabdiraxmaan Nuux Hiiraan Iyo Boqorada Layla Jamaal Dhugad . oo Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Hargeisa gar’ahan Hotelka Safaari maanta oo ay taarikhdu ahayd 09/4/2015.Waxaanay leeyihiin noqda kuwii meherkooda ku gadha nolol badhaadhe iyo farxadle ku noolaada. Aamiin Aamiin Aamiin Aamin.

2(356).jpg

 

Gabiley Suxufiyiinta Gobolka Gabiley Oo Kala ah Maxamed Xasan Sheekh Maxamed (juba) ,Cabdirisaaq Axmed Hayaan(Ilkacase Nimcaan Dheeg Ibraahim Caydaruus Axmed Ismaaciil(Qadiye) Mukhtaar Nuux Ibraahim Muxiyadiin Maxamed Daahir (yacko) Cabdikariim Muxumed Xasan(qaamuuska) Jacfar Cawil Riiraash Cabdiraxmaan Aadan Muxumed Cabdiraxmaan Xaaji Maxamed Ibraahim dhamaan Wariyayaasha Gabiley waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Meherka Boqorka Cabdiraxmaan Nuux Hiiraan Iyo Boqorada Layla Jamaal Dhugad . oo Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Hargeisa gar’ahan Hotelka Safaari maanta oo ay taarikhdu ahayd 09/4/2015.Waxaanay leeyihiin noqda kuwii meherkooda ku gadha nolol badhaadhe iyo farxadle ku noolaada. Aamiin Aamiin Aamiin Aamin.

 

6(238).jpg

……………………………………………………………………………………..

Cabdixakin Maxamuud Xasan, Ibraahin Yusuf Rooble,Maxamuud Garaad Maxamed, Suldaan Xasan Maxamed Cabdiraxman, Garyaqaaan Jamac Cilmi Xaashi,Xildhibaan Nuuradin Cabdiraxmaan Ibrahim, Xildhibaan Sakariye Aadan Muuse, Caaqil Maxamuud Cabdi diiriye,  Maxamed Cilmi Dhimbiil, Siyaad Axmed -Nuur Aw Jibriil, Cabdicasiis Daahir Barkhadle, Deeq Cabdi Axmed, Axmed Xaaji Maxamuud, Ismaacil Axmed Nuur, Garsoore Xasan Axmed-Nuur Aw Jibriil,  Xuseen Cabdi Axmed, Cali Cantar , Cismaan Kalash, Cabdishakur Jamac Cabdi (Shiine), Maxamed Jamac Cilmi, Maxamed Aadan Maxamed (XIDIG), C/laahi Aw Aadan Ismaaciil, Maxamed Daahir Cilmi,Axmed Cabdiraxmaan Ibraahim, Cismaan Saleebaan Bootaan, Caaqil Xasan Khaliif hoori.Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Meherka Boqorka Cabdiraxmaan Nuux Hiiraan Iyo Boqorada Layla Jamaal Dhugad . oo Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Hargeisa gar’ahan Hotelka Safaari maanta oo ay taarikhdu ahayd 09/4/2015.Waxaanay leeyihiin noqda kuwii meherkooda ku gadha nolol badhaadhe iyo farxadle ku noolaada. Aamiin Aamiin Aamiin Aamin.

1(401).jpg

20150409_101401

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

 

fikirkaaga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here