Hablaha Ururka Qareenada Somaliland Oo taageero u muujiyay Musharixiinta Hogaanka Ururka Qareenada + SAWIRRO

0
869

Hargeysa,(HargeisaPress)– Hablaha foolaadka u ah Ururka Qareenada Somaliland ayaa maanta kulan taageero iyo garabgal ah u muujiyay Musharixiinta Hogaanka Ururka Qareenada Somaliland ee uu gadhwadeenka u yahay Garyaqaan Xasan Cali Xasan Banfas.

Hablaha Qareenada ah ayaa cod sare ku sheegay in hogaanka maanta sharaxan iyo gudoonkoodu u yahay mid ay filasho iyo yididiiilo weyn ku qabaan, oo aqoon ahaan iyo waayo aragnimo ahaanba ay dhismahooda maanta iyagoo mid ah garab taagan yihiin.

Geestooda musharixiinta hogaanka ayaa uga mahadceliyay hablaha taageerada ay u muujiyeen, talooyinkii iyo tilmaamahoogana ay weeleyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here