Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Maroodi Jeex oo ka Hadlay waxyaalihii usoo Qabsoomay Sanadkii Galbaday ee 2015 iyo Waxa U Qorshaysan Inay Qabtaan Sanadkan + Muuqaal

0
945

HARGEISA, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Maroodijex ayaa saaka shir jaraa;id oo ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga Hadlay Waxyaalaha Usoo qabsoomay sanadkii Galbaday ee 2015 iyo Waxyaalaha u qorshaysan inay qabtaan sanadkan, sidoo kalena waxa uu gudoomiyuhu ka hadlay Tirada  Dacwadaha Soo galay Sanadkan Intay Dhameeyeen Iyo inta U hadhay.

 

 

 

 

 

 

Halkan Hoose ka Daawo muuqaalka.

 

 

 

https://youtu.be/vIGE3HWcWuU

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here