Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-Toosiye” ayaa maanta hor tagay gudida arrimaha bulshada ee golaha guurtida Somaliland,waxaana ay gudidu warbixino khuseeya shaqada wasaaradda ay dhagaysteen wasiirka caafimaadka Somaliland.
Waxaana ujeedada kulankan uu daaraan ka warbixiyay wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye”.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa