Guddoomiye ku xigeenka Baanka Dhexe ee JSL oo maanta kulamo shaqo la yeeshay qaar ka mid ah Wasiirada, Agaasimeyaasha Guud ee Dalka + SAWIRRO

0
173

Hargeysa,(HargeisaPress)– Guddoomiye ku xigeenka Baanka Dhexe ee JSL Mudane Xamse Kheyre, oo maanta kulamo shaqo la yeeshay qaar ka mid ah Wasiirada, Agaasimeyaasha Guud, iyo guddoomiyeyaasha hay’adaha, ayaa uga mahadceliyey soo dhaweyntii ay u sameeyeen.

Guddoomiyahu, wuxu xusay inuu kulamo la qaatay Wasiirka Ganacsiga iyo Daoxiiska, Ku simaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ganacsiga & Dalxiiska, Gudoomiyaha Hay’adda Caymiska, Agaasimaha Caymiska, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maalgashiga, iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawlada.

Dhinacyada ayaa isla qaatay wada shaqeyn buuxda iyo iskaashi inta ba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here