Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya iyo Carqaladaha Hortaagan Qadiyada Somaliland

0
579

London (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng: Fayal Cali Waraabe oo mudooyinkii u dambeyay safar shaqo ku marayay qaar ka mid ah wadamada qaarada Yurub, ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay waxaa uu kaga hadley arimo xaasaasiya oo ay ka mid yihiin, dib u dhaca doorashooyinka, khilaafka ka dhex aloonsan Xisbiyada ee ku aadan xulista xubnha koomiishanka cusub iyo Carqaladaha hortaagan qadiyada Somaliland.

 

Hoos ka daawo muuqaalka warysiga oo dhamaystiran.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here