Hargeysa, (HargeisaPress) —Laanta Afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa Waxay saaka qabatey dood xiiso badan oo lagaga hadlaayey Isbedelada gobalka Geeska africa laga filan karo sanadka 2019 iyo isbedeladii 2018 dhacay
Sidoo kale Dood ayaa waxaa lagaga gadlayey qadiyada wada hadalada Somaliland iyo Somaliya waxaana doodan ka qeyb galaay saddex Masuul oo kala ah Maxamed Hussen Jaamac Raambo Gudoomiyaha Xarunta Daraasaadka iyo Falaqeynta siyasada ee CPA , Cabdirashiid Khaliif Xaashi, oo ah agaasimaha machadka cilmi baarista ee Heritage Iyo Axmed Wali Sh Cumar Good oo ka faalooda arimaha Geeska Africa.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/xBXI3oXKaZw
HargeisaPress News Desk- Hargeysa