Burco (HP): Xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta soo kormeeray goobaha ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka Togdheer.
Iyadoo ay maanta si rasmiya diiwaangelinta codbixiyeyaashu uga bilaabantay degmooyinka gobolka Togdheer iyo degmooyin ka tirsan goboladda Sool iyo Sanaag.
Kormeerkaasi waxaa xubnaha komishanka doorashooyinka ku wehelinayay hogaanka saddexda xisbi qaran ee UCID, Kulmiye iyo Waddani.
Daawo: Warkaasi:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.