DAAWO: Muuse Biixi iyo Mustafe Cagjar oo Dhagax-dhigay Mashruuc ay ku baxayso $111 Milyan

0
1114

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynayaasha  Somaliland  iyo dawlad degaanka Soomaalida dalka Itoobiya, Muuse Biixi Cabdi iyo Mustafe Muxumed Cagjar, ayaa maanta dhagax dhigay mashruuca waddo isku xidhaysa Itoobiya iyo Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here