BURCO, (HargeisaPress) — Wasiirka Qorshynta qaranka Somaliland Sacad Cali Shire oo socodaal shaqo ku jooga magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa maanta Booqday Mashariicda Beeraha Ee Ay Hirgalisay Ha’yada EWADA.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com