Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa maanta soo xidhay tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda maxaabiista, kaasoo ay ka qayb gelayeen sodomeeyo sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Asluubta Somaliland.
HALKAN KA DAAWO
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
info@hargeisaPress.com