Hargeysa, (HargeisaPress) —Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta fadhigoodii oo uu shir gudoominayey G/Xigeenka Koowaad ee Golahaasi Md SiciidJaamac Cali mudanayaashu waxay dood adag ka yeesheen arimaha nabadgelyada iyo muhiimada ay u leedahay Bulshada
HALKAN HOOSE KA DAAWO
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
info@hargeisaPress.com