Daawo Muuqaal: Dallada SONSAF Oo laascaanood ku Qabtay Kulan Laga Hadlayey Diwaan Gelinta Codbixiyayaasha

0
723

Laascaanood, (HargeisaPress) — Dallada Ururada aan Dawliga ahayan ee SONSAF  ayaa maanta Magaalada Laascaanood ku qabtay kulan Lagaga Hadlayey Diwaan Gelinta Codbixiyayaasha, Kulankan ayaa waxaa ka soo qayb galay ururada bulshada Gobolka Sool.

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here