Hargeysa,(HargeisaPress) – Beesha Bahabar Aadan ee Beelwaynta Jibriil Abakor ayaa dhamantood isku raacay inay Musharaxa golaha wakiilada u noqoto Marwo Xaliimo British.
Xaliimo ayaa doonaysa inay noqoto Haweenaydii ugu horaysay ee hoogamisa Golaha wakiilada marka ay ku soo baxdo xildhibaanimada.
Dhamaan Cuqaasha Iyo odayaasha Beesha Bahabar Aadan ee isku raacay Musharaxnimadeeda ayaa kala ah :-
1-Jiif Caaqil Maxamad Cusmaan Xandulle.
2-Caaqil Cismaan Axmad Robleh (Tawtawle).
3-Caaqil Maxamad Xirsi Bade.
4-Caaqil C/Kariim Maxmuud (GILINGIL) .
5-Caaqil C/Llaahi Bile.
6-Caaqil Maxamad Cabdi Cilmi.
7- Caaqil Baaruud.

















