Badhasaabka Gabiley oo amar ku bixiyey in xayn-daab lagu xidho Dhaamamka si looga hortago khatarta Biyaha ku jira

0
283

Hargeysa,(HargeisaPress) – Badhasaabka Gabiley ayaa amar ku bixiyey in xayn-daab lagu xidho Dhaamamka si looga hortago khatarta Biyaha ku jira.

Guddoomiyaha gobolka Gabiley waxa uu ku amrey mulkiilayaasha Dhaamamka in ay masuuliyad iska saaraan badbaadada dadka, sida ugu dhakhsaha badan-na xayn-daab ugu wareejiyaan.

Talaabadan ayaa kusoo beegmaysa kadib markii maanta Dhaam-biyood ku yaala Wajaale, laga soo saaray wiil yar oo 24 sacaadood la raadinayay maydkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here