Gabiley (HP): Badhasaabka gobolka Gabiley iyo maayarka degmadda ayaa maanta wada jir u dhagax dhigay xarunta Xannaanada guud ee Caafimaadka Gobolka Gebilay, oo dibu haybayn iyo dhisme cusub lagu kordhinayo.
Waxaana munaasibaddan igala qayb-galay Duqa magaalo madaxda gobolka gebilay, Isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka, xubnaha golaha deegaanka, xoghayaha dowlada hoose iyo qaybaha bulshada.
Hageisa Press.com/Hargeisa Office.