Agaasimaha Warfaafinta Somaliland oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Ka Socota Wakaalada Reuters

0
817

Hargeysa,(HargeisaPress) —Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Mukhtaar Maxamed Cali  ayaa  qaabilay wefti ka socday Wakaalada Wararka Ee Reuters. Kuwaasi oo maalmihii u dambeeyey booqasho ku joogay caasimadda Hargeysa.

Kulankan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta waxa ku wehelinayey Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdiqaadir Askar.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here