London (HargeisaPress) – Shirkadaha Dahabshiil Group, ayaa kaalin wayn ka qaatay Somali Week Festival, oo qayb ka ahayd dhiirrigelinta akhriska, dhaqanka iyo isdhexgalka bulshada Soomaaliyeed ee qurbaha.
Dahabshiil Group, ayaa 16-kii sano ee lasoo dhaafay door muuqda ka ciyaartay taageeridda madashan muhiimka ah, taasoo muujinaysa sida ay mar walba ugu heellan tahay horumarinta dhaqanka iyo isku xidhka bulshada Soomaaliyeed.
#DahabshiilGroup #SomaliWeekFestival #Culture #Community #TogetherWeGrow

















