Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay gabi ahaanba sanadkan la joojiyey xuska 18 May oo ah sanad guuradii 26-AAD ee kasoo wareegtay asaaskii qaranimada Jamhuuriyada Somaliland.
Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo arrinka ka hadlaya ayaa wax auu badka soo dhigay sababaha sanadkan loo joojiyey xuskaasi.