Wasiiro Booqday Xarunta Dhaqan celinta Caruurta ee Maxamed Mooge ee Magaaladda Hargeysa

0
1748

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland , Wasiirka Diinta iyo Awqaafta,wasiiru-dawlaha wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada, Agaasimaha Guud Ee Wasarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada, xildhibaano iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer hawleed ku tagay xarunta daryeelka iyo  dhaqan celinta caruurta ee xaafada Maxamad Mooge ee magaalada Hargeysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here