Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Mamnuucay Kal-fadhiyada Goleyaasha Deegaanka

0
715

Hargeisa (HargeisaPress)- Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxa uu gabi ahaanba mamnuucay kal-fadhiyada aan caadiga ahayn ee goleyaasha deegaanka dalka.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here