Hargeisa (HargeisaPress)- Safiirka Midawga Yurub ee Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martínez iyo wefti uu hogaaminayo oo mudooyinkii u danbeeyay safar ku joogay Somaliland ayaa maanta booqday Xarunta Shaqodoon ee magaalada Hargeisa, Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiinta xaruntaasi.
https://youtu.be/Ri4p-hRfryw
Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.