Hargeysa, (HargeisaPress) —Dhaq-dhaqaaqa dhoofka xoolaha nool ee laga dhoofiyo Somaliland ayaa si aada looga dareemayaa dekeda magaalada Berbera,waxaana habeenimadii xalay ahayd dekeda magaalada Berbera ka goostay oo ka shiraaqday laba Markab oo sida xoolihii Moosinka Xajka.
Sidoo kalena dekeda magaalada Berbera ayaa waxa ku xidhan maraakiib sida rar kala duwan oo kuwaas oo qaarkodo laga rogayo rarkii saarnaa.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP