Afar Arrimood oo Lagu Xusuusto Dowladdii Kacaankii Siyaad Bare

Muqdisho (Hargeisa Press)- Dowladdii kacaanka oo curatay 21-kii October, sannaddii 1969 ayaa ahayd middii ugu wakhtiga dheerayd ee soo marta Soomaaliya. Afgambiga waxaa sababay dilkii madaxwaynihii Soomaaliya, Cabdi Rsahiid Cali sharma’arke, ee 15-kii bishii October sannaddii 1969 oo lagu dilay magaalada Laascaanood. Markii uu dilkaasi dhacayay waxaa dalka Soomaaaliya Raisal wasaare ka ahaa allaha u … Continue reading Afar Arrimood oo Lagu Xusuusto Dowladdii Kacaankii Siyaad Bare