Xukuumadda Somaliland Oo Wareejisay Warshadii Shibidhka Berbera Iyo Shirkadaha lagu Wareejiyey Ee Maalgashanaya Oo Shaaca Laga Qaaday

0
1205

Hargaysa, (HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in shirkado kala duwan ku wareejisay maalgashiga iyo dib u kicinta warshaadii Sibidhka Berbera oo muddo badan burbursanayd.

Warshadii Sibidhka Berbera ayaa xukuumaddu ku wareejisay saddex shirkadood kuwaas oo maalgashanaya warshadii Sibidhka Berbera,waxaana ay shirkadahani kala yihiin Shirkada Dahabshiil Group,Berbera  Group iyo shirkad  laga leeyahay dalka Kuwayd oo lagu magacaabo Kibko.

HargeisaPress News Desk — Hargeisa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here