Xukuumadda Somaliland Oo Mashariic Ka Dhagax Dhigtay Degmadda Dhahar Ee Gobolka Sanaag

0
736

Dhahar,(HargeisaPress)—Wasiir-Kuxigeenka Wasaaradda gaadiidka iyo Horumarinta Waddooyinka Somaliland Sahal Maxamed Jaamac iyo Wafti uu Hogaaminayo,ee brayahan socdaalka shaqo ku joogay Degmada Dhahar ee Katirsan Gobolka Sanaag

Masharuucayada wasiirku dhagax dhigay waxa ka mid ah dhismayaal lagu kordhinaayo hospitalka guud ee degmada dhahar iyo dhismaha maxadka barashada cafimaadka.

Wasiirku waxa kale oo uu xadhiga ka jaray saldhig Boolis oo xukumadda Somaliland ka dhistay degmada dhahar.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRO

LEAVE A REPLY