Xukuumadda Somaliland Oo Digniin U Dirtay Xisbiyadda Mucaaradka ah

0
472

Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa u digtay xisbiyadda mucaaradka ah in aanay samayn Karin wax mudaharaadyo ah oo ay kaga soo hor jeedaan diiidmadoodda furista ururadda siyaasadda.
Tallaabadani ayaa ka danbaysay kadib markii ay isku fahmi waayeen kuna kala kaceen kulan xalay xarunta madaxtooyadda ku dhex maray madaxweynaha Somaliland iyo hogaamiyeyaasha xisbiyadda mucaaradka ah.
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiska ayaa sheegay in aanay marnaba aqbali doonin wax mudaharaad ama isku soo baxyo ah oo ay abaabulaan xisbiyadda mucaaradku.

DAAWO: Shirka jaraa’id ee wasiirka arrimaha gudaha Somaliland:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here