Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Mar kale Iskugu Jawaabay Xaflad Jaamacadeed,Eedihii Ramaax

1
1329

Hargeysa (HargeisaPress) —Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Mar kale Iskugu Jawaabay Xaflad Jaamacadeed,Eedihii Ramaax+ Jawaabtii Wasiir Yurub Iyo Jawigii Madasha .

Xukuumada madaxwayne biixi gadhwadeenka ka yahay ayaa xiligan bilowday jawaabta xisbiyada mucaaridku usoo jeediyay taasi oo mudooyinka noqotay in mucaaridka iyo xukuumadu iskugu jawaabaan xafladaha qalin jabinta jaamacadaha

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here