“Xisbiga Waddani xisbi Garxajis maanaan moodaynin…” madax dhaqameedka Gabiley

0
359

Gabiley (HP): Cuqaasha, waxgarad, odayaasha, iyo madax dhaqameedka gobolka Gabiley ayaa dhaliilay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.
Waxaanay xisbiga Waddani ku tilmaameen inuu noqday xisbi qabiil, isla markaana madaxdiisu hadalada ay ku kaceen ay muujinayaan inuu yahay xisbi reer gaar ahi leeyahay.

Madax dhaqameedka Gabiley oo maanta warbaahinta la hadlay waxa kaloo ay ka jawaabeen hadalo uu dhawaan jeediyay xoghayaha guud ee xisbiga Waddani.

DAAWO: Shirka Jaraa’id ee Madax Dhaqameedka Gabiley Ku Dhaliileen Waddani:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY