Xisbiga Wadani Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirka Warfaafinta,Sheegayna In Ay Dacwad Kusoo Oogayaan

0
643

Hargeysa (HargeisaPress) – Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal deel qaaf ah oo wasiirka warfaafintu ku weraray gudoomiyaha wadani cabdiraxmaan cirro

Xisbiga wadani ayaa sheegay in ay dacwad ka gudbinayaan wasiirka warfaafinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here