“Xisbiga Kulmiye wuxuu ku abtirsadaa Gabiley…”

0
359

Gabiley (HP): Siyaasi Faysal Cumar Madar, oo ah xubin sare oo ka tirsan golaha sare ee xisbiga Kulmiye ayaa xalay munaasibad casho sharaf ah u sameeyay.
Munaasibadaasi oo isugu jirtay afur iyo casho ahayd oo xalay lagu qabtay magaaladda Gabiley, waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan.
Siyaasi Faysal Cumar Madar (Qumuj), oo hadal ka jeediyay xafladaasi ayaa u mahad celiyay dhamaanba ka soo qayb galeyaashii xafladaasi.

Waxaanu ka warbixiyay dulucda ama u jeedadda ay daaranayd munaasibadaasi.

DAAWO: Khudbadii Siyaasi Faysal Cumar Madar:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY