Xinif oo Siyaasiyiinta Ka Tirsan Kulmiye Uga Digay Ka Hadalka Arimaha Shirweynaha Xisbiga

0
2424

Hargeisa (Hargeisa Press)-  Guddoomiyaha guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee Xisbiga KULMIYE, Mudane Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif), ayaa waxa uu siyaasiyiinta ka tirsan xisbiga Kulmiye uga digay inay ka hadlaan arrimaha ku saabsan shirka iyo murrashixiinta hoggaanka sare ee xisbiga.

Xinif ayaa waxaa uu sheegay in iyaga oo kaliya loo daba fadhiisandoono arrimaha ku saabsan shirka Xisbiga Kulmiye.

LEAVE A REPLY