Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Gobolada Bariga Oo Dhaliiley Khudbadii Madaxweyne Biixi

0
1258

Hargeysa (HargeisaPress) – Qaar ka mida Xildhibaanada Guurtida iyo Wakiilada ee laga soo doorto gobolada Sanaag iyo Sool, ayaa si adag u dhaliilay khudbad sanadeedkii Madaxweynaha Somaliland maanta u jeediyay Baarlamaanka.

https://youtu.be/Otk7K5RO47Y

LEAVE A REPLY