Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Awdal Oo La Filaayo Inay Shaaciyaan Go’an Ka Dhan Ah Heshiiskii Xisbiyada Iyo Arimaha Doorashada

0
743

Hargeysa,(HargeisaPress) —Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee laga soo doortay Gobolka Awdal oo maalmihii ugu danbeeyay shirar uga socdaan Hargaysa iyo boorama kuwaasi oo kagaga arinsanayay sidii gobol ahaan ay ka yeeli lahaayeen go,aanka xisbiyada ee raimaha doorashada iyo saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada ayaa  La filaaya Inay Shaaciyaan Go’an Ka Dhan Ah Heshiiskii Xisbiyada kaasi oo la horeenayo golaha.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here