Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Ku Baaqay In La Xidho Safaarada Turkiga Ee Hargeysa

0
980
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhiban Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Somaliland, ayaa Xukuumada ugu baaqay in ay xidho Safaarada dalka Turkiga ee Hargeysa oo uu sheegay in ku dhibaataysan yihiin dadka Somalilanderka ahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here