Xikmadaha Maanta

0
1343

Cilmigu waa mihnad wax ku ool ah, waana furaha sababta arrinka ee nolosha.
Buug kasta oo aad akhridaa waa daaqado aad dunida ka daawanayso.
Qofka aan wax baran waa sida dhul omos ah oo aan waxba ka bixin.
Quruxda shimbirku waa baalasha, ta qofkuna waa aqoonta.
Waxbarashadu waa tigidhka kaliya ee loo goosto liibaanta, kumana joogsato shahaadadii ugu danbaysay ee aad qaadatay.
Waxbarashada maaha diyaarinta nolosha, laakiin iyadaa noloshiiba ah. Weligay ma qaban shaqo ka adag naftayda, taasi oo mar mar icaawisa, mar kalena iga soo horjeesta” Imaam Qasali.
Anshaxu waa aas-aaska walxaha runtuna waa sheyga dhamaan akhlaaqdu ay ka kooban tahay. Awoodda iyo maskaxda way iska soo hojeedaan; akhlaaqduna waa asalka shay kasta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here