Wefti Ka Socday Sierra Leone Oo Kulan La Yeeshay D/Hoose Ee Gabiley

0
1326

Gabiley (HP): Wefti ka socday dawladda Sierra Leone, ayaa maanta booqasho ugu tegay maamulka dawladda hoose ee degmadda Gabiley, iyo badhasaabka isla gobolkaasi.


Weftigani ayaa ka socday wadanka Sierra Leone, gaar ahaana wasaaradda Maaliyadda ee dawladda Sierra Leone.
U jeedadda ay weftigani booqashadda ugu tegeen dawladda hoose ee Gabiley ayaa la xidhiidha si ay wax uga bartaan qaabka ay dawladda hoose ee Gabiley ugu shaqayso Program-ka loo soo gaabiyo IFMIS ka.


DAAWO: Hadal jeedintii badhasaabka Gabiley ee Kulankaasi:

DAAWO: Hadalkii maayarka Gabiley ee kulanka weftiga ka socday Sierra Leone:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here