Wefdigii Uu Hoggaaminayey Madaxweyne Farmaajo Oo Gaadhay Dalka Ruushka (SAWIRRO)

0
740

Sochi (Hargeisa Press) – Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa gaadhay magaalada Sochi ee dalka Ruushka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa intii uu halkaasi ku sugnaa kulano la yeeshay Masuuliyiin ka tirsan dawlada Ruushka, waxaana la filayaa in Madaxweynuhu maalinta barito ah ka qaybgalo Shirka Madasha Dhaqaalaha Ruushka iyo Afrika oo ka furmaya dalkaasi Ruushka.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here