“Waxaad moodaa in jaamacaduhu u tartamayan sida baayac-mushtari in ay tayo”… C/raxmaan Saylici

0
866

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyadda Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa dhaliilay heerka tayadda tacliimeed ee jaamacadaha gaarka loo leeyahay ee dalka ka jira.

Waxaanu sheegay in si loo dar-dar geliyo tayadda waxbarashadda sare ee dalka in la sameeyay guddiga tacliinta sare oo aanay ku jirin xubno masuuliyiin ama madax ka ah jaamacadaha gaarka loo leeyahay.

C/raxmaan Saylici, waxa uu sidan ka sheegay hadal uu maanta ka jeediyay shirweynaha qaran ee tacliinta sare oo ka furmay magaaladda Hargaysa. Waxaanu tilmaamay in jaamacaduhu ay beryahan danbe u tartamayaan sida baayac-mushtarka.

Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Arrimahaas Ka Hadlaya;

 

Hargeisa press.com/Hargaysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here