Faysal Cali Waraabe: “Waxaa Gobollada Dalka Ka Dhacaya Mudaharaad Salami Ah Kulmiye…”

0
813
Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in dhamaanba gooboladda dalka ay taageereyaashiisu ka dhigaan mudaharaadyo.

Eng. Faysal, oo galabta warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargeysa, waxa uu xusay in dawladnimadii Somaliland ay meel xun marayso, isla markaana loo baahan yahay in laga bad-baadiyo Muuse Biixi.

Waxaanu dhaliilo culus u jeediyay xukuumadda madaxweyne Biixi, isagoona maxkamadda sare ee Somaliland ku eedeeyay in ay masuul ka tahay dhibaatadda maanta taagan.

Guddoomiyaha, ayaa sidoo kale ugu baaqay guud ahaanba shacabka Somaliland in ay kacaan oo ay qaranimadda Somaliland ka bad-baadiyaan xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi, in ay baabiinayso.

DAAWO: Shirka Jaraa’id Ee Guddoomiyaha UCID:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here