Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Jsl Oo Eedo Culus Ujeediyay Xisbiyada Mucaaridka, Sheegayna In Ay Qabyaalad Isku Bahaysteen,“

0
539

“labada Gudoomiye Xisbi Waxa Ay Ku Midaysan Yihiin Waa Qabyaalad Cad, Oo Cunsuriyadaysan”Ex Wasiir Shucayb.

HARGAYSA,(HargeisaPress)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha xukuumadii Axmed siilaanyo kana md ah xisbi xaakimka kulmiye Shucayb Maxamed Muuse oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa eedo culus ujeediyay gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka Ee Ucid Iyo Wadani oo uu ku eedeeyay in ay qabyaalada isku bahaysteen islamarkaana madaxwayne biixi ay ku diidan yihiin reernimo.

Sidoo siyaasi Shucayb Ayaa Madaxwaynaha biixi ka difaacay eedaha mucaaridka isagoo soo dhaweeyay go,aanka uu madaxwayne biixi ku shaaciyay in uu furayo ururada siyaasada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

 

LEAVE A REPLY