Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha oo Furay Kulan Lagu Qiimaynayo Qorshihii 2022

0
797

Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi, ayaa maanta furey kulan dib loogu eegayo qorshihii 2022-ka.

Wayaana kulankaasi lagu faaqidi doonaa waxyaabihii u qorshaysnaa ee qabsoomay iyo waxyaabaha aan qabsoomin.

Furitaanka kulankaasi waxaa ka soo qayb galay agaasimaha guud ee wasaaradaasi, agaasime waaxeedyadda, iyo shaqaalaha kale.

DAAWO: Hadalkii wasiir Maxamed Xaaji Aadan ee furitaanka kulankaasi:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here