Wasiirka Waxbarashada Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsiga Agoomaha Burco

0
656

Burco (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa xadhiga ka jaray dugsiga Kuwaytiga oo laga hirgeliyay magaaladda Burco.
Dugsigaasi oo ay hirgelisay haayadda Kuwait foundation, ayaa loogu talla galay caruurta Agoomaha ah.
Daawo: Warkaasi:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY