Wasiirka Warfaafinta oo ka warramay gubashada Waaxda Isgaadhsiinta Wasaaradda iyo Qasaaraha

0
1173

Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdiramxaan Cabdillaahi Faarax (Guri-barwaaqo), ayaa ka hadlay dab fiidkii caawa ka qabsaday waaxda is-gaadhsiinta ee wasaaraddaas, waxaanu ka warramay sida dabkaasi u dhacay, khasaaraha ka dhashay iyo baadhis ay wadaan hay’adaha ammaanku.

Wasiir Guribarwaaqo hadalkiisa, dabkaasi siduu u dhacay iyo masuuliyiin kala duwan oo goobtaas gaadhay-ba, warbixintooda waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here