Wasiirka Maaliyada Oo Furay Xafiis U Gaara Ganacsatadda

0
750
Wasiirka Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire

Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiis cusub waaxda cashuuraha berrigu ka furatay xarunta rugta ganacsiga Somaliland ee magaaladda Hargaysa.
Xafiiskan ayaa loo qorsheeyay inuu bixiyo adeegyadda ay ganacsatadu uga baahan yihiin wasaaradda maaliyadda.
Kaasoo u jeedadiisu tahay in ay si fudud isku soo gaadhaan ganacsatadda iyo wasaaradda Maaliyadu.


Iyadoo ay ganacsatadu ka heli doonaan xog kasta oo ay uga baahan yihiin wasaaradda maaliyadda.
Sida uu sheegay wasiirka Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre, oo si rasmiya u furay xafiiskaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

 

LEAVE A REPLY