Wasiirka Khaarejiga Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Hoghayaha Guud Ee IGAD

0
673

Nairobi (Hargeisa Press.com): Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), oo ku sugan dalka Kenya ayaa kulan la yeeshay magaaladda Nairobi xog hayaha guud ee urur goboleedka IGAD maxbuub Macalin.

Wasiir Faratoon, oo hawlo shaqo u jooga Nairobi waxaa kulankaasi ku wehelinayay wakiilka Somaliland u fadhiya Kanya Baashe Cawil iyo ku-xigeenka wakiilka Sharmaarke Geelle, iyo maareeyaha wakaaladda duulista Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY