Wasiirka iyo Wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Qorshaynta Oo Xilalka La Wareegay

0
717

Hargaysa (HP): Wasiirka cusub ee wasaaradda qorshaynta Somaliland iyo wasiir ku xigeenka oo isna cusub ayaa maanta xilalka kala wareegay wasiirkii hore iyo wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradaasi.

Munaasibadda ay xilalka kula wareegayeen wasiirka qorshaynta ee cusub iyo wasiir ku xigeenka oo ka qabsoontay xarunta wasaaradaasi waxaana xafladaasi ka soo qayb galay wasiirro, masuuliyiin ka socday hay’adaha ay wada shaqaynta leeyihiin wasaaradda qorshaynta.

Sidoo kale waxaa xafladaasi ka soo qayb galay agaasimaha guud ee wasaaradda qorshaynta Mubaarik C/laahi Ibraahim, agaasime waaxeedyadda wasaaradaasi iyo masuuliyiin kale.

halkan Ka Daawo Hadaladii Xafladaasi Laga Jeediyay:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here