Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Oo Kormeeray Mederrasado Hargaysa Ku Yaalla

0
430

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa maanta kormeeray qaar ka mida Mederrasadaha ku yaalla magaaladda Hargaysa.
U jeedadda kormeerkaasi ayaa ahayd sidii uu wasiirku ugu kuurgeli lahaa hirgelinta manhajka Mederasadaha oo ay wasaaradda diinta iyo awqaaftu daabacday.
Wasiir Khaliil C/laahi Axmed, ayaa intii uu kormeerka ku guddo jiray waxa uu warbixino ka dhegaystay maamuleyaasha iyo masuuliyiinta Madaelrasadihii uu soo maray.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY