Wasiirka Deegaanka Oo Daah-furtay Shirka Dib U eegista Isbedelka Cimilada

0
445

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka daah-furtay shirka qorshaha dib u eegista isbedelka cimilada qaranka.

Marwo Shukri Xaaji Ismaacil Baandare, waxaa furitaanka kulankaasi ku weheliyay agaasimaha guud ee wasaaradaaai C/nasir Axmed Hirsi, iyo masuuliyiin kale.
Waxaana kulankaasi la isku weydaarsaday dood cilmiyeed ku saabsan sidii Somaliland ugu diyaar garoobayso isbedelka cimilada oo aduunkoo dhan saameeyey.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here